Waxaa maanta dib furmay duullimaadyadii gudaha dalka, kadib go’aankii kasoo baxay golaha wasiirrada Soomaaliya oo horay u go’aamiyey in maanta oo Axmada dib loo furo Duulimaadyada Gudaha Dalka.
Golaha wasiirrada ayaa xukuumadda Soomaaliya ayaa Khamiistii go’aamiyey in Axadda maanta ah dib loo furo duullimaadyada gudaha Soomaaliya.
Shacabka Soomaliyeed ee u kala goosha dalka ayaa soo dhaweeyey Furitaanka diyaaradaha kaas oo xiranaa mudo badan.
Leave a Reply