Dhageyso:Maamulka Galmudug oo Beeniyay In Ciidamada Haramcad Laga Saarayo Dhusamareeb

qoorqoor

Maamul goboleedyada Soomaliyeed ee Galmudug oo marti galinaya Maalinta Bari ah shirka maamul goboleedyada iyo Gobolka Banaadir ee ka furmaya Magaalada Dhuusamareeb ee Caasumada Galmudug ayaa waxay ka hadleen warar sheegaya in Ciidmada Haramcad iyo Gorgor laga saarayo Magaalada Dhuusamareeb.

Wasiirka Warfaafinta Galmudug Axmed shire Falagle ayaa sheegay inaysan jirin wax Ciidana oo laga saarayo Magaalada Dhuusamareeb taasna ay tahay war been abuura oo qalqal shirka lagu galinayo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.