
Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye {Qoor-qoor} ayaa garoonka diyaaradaha magaalada Dhuusamareeb ku soo dhaweeyay wafdi uu hogaaminayo madaxweynaha Koofur Galbeed Cabdi Casiis Xasan Maxamed Lafta-gareen.
Madaxwaynaha Koonfurgalbeed iyo waftigiisa ayaa ka qayb galaya shirka Maamul goboleedyada uga furmaya Dhuusamareeb.
Leave a Reply