Somaliland oo Xero Ciidan ka furatay Degaan ka tirsan Puntland

somaliland

Ciidamada Millateriga Maamulka Somaliland ayaa fariisin Ciidan ka samaystay Koonfurta Degmada Dhahar ee Gobolka Sanaag.

Dhahar ayaa kamida Magaalooyinka ay ka arimiyaan maamulka soomaliland waxaana isi soo taraayey xeryaha Ciidamada Soomaaliland ka sameysanayaan Deegaanada Puntland.

Ciidamada Soomaliland ayaa horay waxay ciidamo usoo dhoobeen Meel u jirta Magaalada Garoowe ee Caasumada Puntland 50 Kilimitir.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.