Maamulka Jaamacada Gedo oo shir ku qabtay Xarunta Jaamacada ee Degmada Baladxaawo ayaa marka hore waxay Bulshada u soo bandhigeen shaqada Jaamacada kasocota Meshay Marayso iyo in Bisha sagaalaad Ardayda qaar kamida wax ku baran doonaan dhismaha Cusub ee Jamaacada.
Maamulka Jaamacada ayaa u mahadceliyey dadkii ka qayb qaatay dhismaha Jaamacada Gedo waxayna Bulshada soomaliyeed ugu baaqeen in laga qayb qaato Dhismaha Jaamacada oo Meel Gabagabo maraya.
Leave a Reply