
Magaalada Gaalkacyo Xarunta gobolka Mudug ayaa waxaa xalay iyo saaka ka dhacay Dagaal adag kaas oo u dhaxeeyey ciidamada Amniga Puntland iyo koox Dhalinyaro .
Daagaal kaan ayaa waxaa ku ubtay goobo ganacsi waxuuna sababay barakacku Shacabka Gaalkacyo qaar kamid ah.
Ilaa iyo hada lama sheegin qaaaaraha dhimasho iyo dhawaac ee uu sababay dagaalkan.
Leave a Reply