Magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda dowlad goboleedka Galmudug waxaa maanta lagu wadaa in uu ka furmo shirka maamul goboleedyada.
Shirka ayaa waxaa la filayaa in madaxda maamul goboleedyada ay uga shiraan doorkooda ku aaddan doorashooyinka Qaranka iyo ka shaqeynta sidii wadajir looga qeyb qaadan lahaa horumarinta adeegyada kala duwan ee bulshadu u baahanyihiin.
Leave a Reply