Sawiro:Khayre oo kulan laqaatay wariyaal

khayre

Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda mudane Xasan Cali Kheyre ayaa maanta kulan gaar ah la yeeshay madaxda Warbaahinta gaarka ah iyo ururrada u dooda xuquuqda suxufiyiinta.

Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa hoosta ka xarriiqay in Xukuumaddu ku garab taagan tahay suxufiyiinta gudashada waajibaadkooda shaqo, isagoo kula dar daarmay inay ka shaqeeyaan horumarka iyo midnimada.

Kulanka ayaa ku soo idlaaday sidii loogu talagalay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.