Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa Ka Hadashay Dacwada Wariye Cabdicasiis Axmed Gurbiye oo ka tirsan warbaahinta Goobjoog.
wariye Gurbiye ayaa lagu haystaa qoraal uu kusoo qoray Bartiisa facebooga taas oo ahayd inuu madaxwaynaha Soomaliya qaatay Machine loogu talagalay Coranaha.
Leave a Reply