Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed madoobe ayaa maanta Magaalada Garoowe ee Caasimadda Puntland kaga qayb galay aaska Allah ha u naxariistee madaxwaynahii hore ee Puntland marxuum Maxamad Cabdi Xaashi.

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes
Leave a Reply