
Gudoomiyaha Barlamaanka Soomaaliya Maxamed Mursal’ ayaa waxuu sheegay Doorashada Dalka ka dheceysa inaan go’aan ka gaari karin Maamul Goboleedyada Dalka waa Shaqo u taal Baarlamaanka.
Hadalkaan gudoomiye Mursal ayaa imaanaysa ayadoo lafilaayo madaxda Dowlada iyo Madaxwaynayaasha Dowlad Goboleedyada inuu shir uga Furmo Dhuusaareeb.
Leave a Reply