
Dab ka dhashay Guri ku yaala Magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga Maamulka Puntland , ayaa waxaa ka dhashay khasaaro dhimasho ah iyo burbur soo gaaray guryo.
Dabkaan ka kacay Magaalada boosaaso ayaa waxaa geeriyoodeen 4 carruur ah oo saddex kamid ah ay walaalo ahaayeen, waxaana gebi ahaanba gubtay gurigi ay deganaayeen.
Gaadiidka dab-damiska ee magaaada Boosaaso iyo kan mid kamid ah Shirkadaha isgaarsiinta deegaannada Puntland ayaa markii dambe ku guulaystay in ay demiyaan dabkaas sababay Dhismashada
.





Leave a Reply