
Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa dib ugu soo laabtay maanta Caasimadda Galmudug ee Dhuusamareeb kaddib markii uu Magaalada Garoowe uu uga qeyb-galay aaska Ra-isul wasaarihii hore ee Soomaaliya iyo Madaxweyne Ku xigeenkii hore ee Puntland.
Madaxda Maamul goboledyada iyo madaxda ugu saraysa Dowlada Soomaaliya ayaa shir furmayaa dhawaan Magaalada Dhuusamareeb.
Leave a Reply