Daawo:Axmed Madoobe oo Booqday Magaaladii uu Macalin Quraanka ka ahaa

axmedmadoobe

Madaxweynaha Ku meel gaarka ee Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta booqasho Tariikhi ah ku tagay Magaalada Cadaado ee Dowlada Galmudug oo Macalin Quraanka ka ahaa.

Dadweynaha Magaalada iyo Masuuliyiinta Dowlada Galmudug ayaa Axmed Madoobe si weyn ugu soo dhaweeyay garoonka Diyaaradaha Cadaado.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.