Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo guddoomin doona Shirka Wadatashiga Heer Federaal iyo Heer Dowlad Goboleed ayaa soo gaaray magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Dowlad Goboleedka Galmudug.
Madaxweyne Farmaajo ayaa guddoomin doona Shirka Wadatashiga Heer Federaal iyo Heer Dowlad Goboleed kaas oo ka dhacaya magaalada Dhuusamareeb.
Leave a Reply