
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Maanta la filayaa inay gaaraan Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda maamulka Galmudug.
Madaxweyne Farmaajo ayaa Dhuusamareeb u tagaya sidii uu uga qayb gali lahaa shirka u furmaya madaxda Dowlada iyo Maamul Goboleedyada oo looga arinsanayo arimaha Doorashada iyo khilaafka Maamul Goboleedyada.
Leave a Reply