Guddiga gurmadka fatahaadaha ee Koonfur Galbeed oo ka shirey wax ka qabashada Fatahaadda wabiga shabeelle ee Degmada Afgooye iyo sidii loogu gurman lahaa dadka halkaasi ku dhibaateysan.
Wasiirka Arrimaha Gudaha Koonfur Galbeed mudan Maxamed Abuukar ayaa ka hadley shirkooda maanta waxuuna ku baaqay in wax laga qabto fahaada Wabiga.
Leave a Reply