Wasaaradda Gargaarka iyo maareynta musiibooyinka dalka Xamza saciid Xamza ayaa ku baaqday in gurmad deg deg ah la gaarsiiyo dadkii ay saameyeen Fatahaadaha wabiga Shaabelle.
Dhanka Kale wasiir Xamze ayaa ka hadlay Dabaylo xoogan oo kusoo wajahan qaybo kamida gobolada Soomaaliya.
Leave a Reply