
Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Magaaladda Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed Cumar Finish ayaa gudoomiye cusub u magacaabay degamada Wadajir ee Gobolka Banaadir.
Guddoomiyaha cusub ee dagmada wadajir ayaa loo magacaabay Bashiir Maxamed Cali , Waxaana xilka laga qaaday C/raxmaan Maxamed Cali.
Gudoomiyaha Cumar Finish ayaa u rajeeyay gudoomiyaha cusub in uu xilkiisa sida ugu wanaagsan u guto, kana shaqeeyo hormarinta degmadaasi.
Leave a Reply