Wasiirka Gaadiidka Koonfur Galbeed oo iyo injineero kasocdey wasaaradda Howlaha Guud oo kormeer shaqo ku tagey Garoonka diyaaradaha ee Degmada Xudur.
Ingineerada ka socdey wasaaradda howlaha guud iyo dib udhiska Koonfur Galbeed ayaa isla maanta guda galey qiimeynta iyo naqshadeynta Garoonka diyaaradaha ee Xudur, waxaana ay cabir guud ka sameeyeen qeybaha uu ka kooban yahay Garoonka.
Leave a Reply