
Ugaasyada iyo Waxgaradka Galmudug oo shir ka qabtay ayaa waxaay ka hadleen Shirka ka socda Magaalo madaxda Galmudug ee dhuusamareeb.
Waxgaradkaan ayaa Madaxda Shirka Wadatashiga Dowlad-goboleedyada uga Baaqay inuu shirka noqdo mid ka shaqeeya danta Bulshada Soomaliyeed qilaafkana laga fogaado.
Leave a Reply