Sawiro:Axmed madoobe oo kulan la qaatay Xildhibaanada labada Aqal

axmedmadoobe

Madaxweynaha ku meel gaaraka ah ee Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa caawa Hoyiga uu ka dagan yahay Magaalada Dhuusomareeb kula kulmay Xildhibaanad labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka ah ku matala Jubbaland.

Kulankan ayaa ahaa mid la isku xog waraysanayay Xaalada guud ee dalka uu marayo iyadoo Madaxweynahu uu dhamaan Xildhibaanada Jubbaland ku matala labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka ah uu ku marti qaaday Jubbaland si looga wada tashado Arimaha masiiriga ah ee dalka.

Xildhibanadaan la Kulmay Axmed Madoobe ayaa ahaa Xildhibaanada Taageersan Siyaasada Axmed madoobe waana kuwa ku waheliyey imaatinka Magaalada Dhuusamareeb.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.