Madaxweyne kuxigeenka Maamul Goboleedka Jubbaland Mudane Maxamuud Sayid Aadan, Ayaa maanta shir gudoomiyay kulanka golaha Wasiirada ee Maanta oo Khamiis ah, Madaxweyne kuxigeenka ayaa kawarbixiyay xaaladda siyaasadda, Amniga iyo midda bini aadannimo ee guud ahaan Maamulka goboleedka Jubaland.
Leave a Reply