Maxkamadda darajada 1aad ee Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa waxaa ay xukuno xabsi daa’in ah ku ridday laba Nin oo ka tirsan Al-Shabaab,isla markaana lagu eedeeyay in ay qaraxyo ka fuliyeen Magaalada Muqdisho.
Guddoomiyha Mxakamadda darajada 1aad ee Ciidamada Qalabka sida soomaaliya Xasan Cali Nuur Shuute ayaa sheegay in Mustaf Maxamed Xuseen iyo Maxamed Axmed Muumin lagu helay eedeynta loo soo jeediyay sidaas darteedna lagu Xakumay Xabsi daa”in
Leave a Reply