Daawo:Wasiiradda Qorsheynta Dowladda iyo Maamul Goboleedyada oo ku shiray Dhuusamareeb

jamaal

Wasiirka wasaaradda Qorsheynta iyo hormarimta dhaqaalaha dalka Amb Jamal Mohamed Xasan ayaa  guddoomiyay shirka golaha hormarinta qaranka kaasi oo ay ku mideysanyihiin Wasiiradda qorsheynta Maamul goboleedyada iyo wasiirka qorsheynta qaranka.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.