Daawo:Axmed madoobe oo Kismaayo ka sheegay Gedo inay Gacantiisa kusoo Noqonayso

madoobe

Madaxweynaha Ku meel gaarka ah ee Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa ku soo laabtay Magaalada Kismaayo ee Caasimada KMG ah ee Jubbaland.

Axmed Madoobe oo Shirjaraa’id ku qabtay Xarunta Madaxtooyada ayaa Waxaa uu sheegay in si qoto dheer looga wada hadlay khilaafka ka dhexjiray Dowlada Federaalka ah iyo Jubbaland isla markana la is tusayo in xal waara laga gaaro kala aragti duwanaanta iyo sidoo kale in la dhamayn doono xaalada ka jirta Gobolka Gedo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.