Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed lafta gareen iyo Wafdi uu Hogaaminayey oo si weyn loogu so dhoweyey Magaalada Baydhabo.
Madaxwaynaha Koonfurgalbeed ayaa Magaalada Dhuusamareeb uga qayb galay Shirka Wadatashiga Dowlada iyo Maamul Goboleedyada kaas oo ay ka qayb galeen Madaxwaynaha Soomaliya iyo Ra’iisalwasaaraha.
Leave a Reply