Gudodomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal ayaa ku dhawaaqay in kalsoonida laga noqday Xukuumadda Ra’iisul Wasaare Khayre.
Mooshin aan horay loosii shaacin oo loo gudbiyay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa cod geliyay kalsoondia Xukuumadda Khayre.
Kulankaan golaha Shacabka ayaa dhaliyey buuq iyo sawaxan Qaar kamida Xildhibaanada Gacan ay isu tageen.
Wararkeena dambe kala socda warar dheeraad ah.
Leave a Reply