Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa ka hadlay kalsoonidii Xildhibaanada Golaha Shacabka ay kala noqdeen Xukuumadda Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre.
Gudoomiye Mursal ayaa sheegay in xukuumada ku fashilmatay Balanqaadkii doorasho cod iyo qof ah.
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal ayaa waxaa uu Sheegay in 178 Xildhibaan ay Cod gacaan taag ah u qadeen in kalsoonida lagala noqdo Xukuumadda, 170 ayuu sheegay inay ogolaatay, halka ay diideen 8 Xildhibaan.
Leave a Reply