Wararka ka imaanaya Magaalada Dhuusa mareeb ee Caasimada Galmudug ayaa Sheegaya Xildhibaanada Galmudug inay wadaan Mooshin Xilka looga Tuurayo Gudomiyaha Gollaha Barlamaanka Galmudug Mohamed Nuur Gacal.
Xildhibaanada Galmudug ayaa waxay ku eedeyeen Guddomiye Gacal inuusan wax ka qaban Mushaar la’aanta Xildhibaanada Galmudug iyo Tixgalin la’aan ay ka tirsanayaan Guudoomiyaha Barlamaanka Galmudug.
wararkeena Dambe kala Socda warar Dheeraad ah.
Leave a Reply