Dhageyso:Aadan Bare Ducaale oo ka hadlay Dilkii ka dhacay Gaariso

aadanbareducaale

Qaar ka mid ah hoggaamiyeyaasha siyaasadda iyo kuwa dhaqanka ee deegaanka Garissa ee gobolka woqooyi bari Kenya ayaa cambaareeyay dil laba nin oo rayid ah shalay gelinkii dambe loogu geystay gudaha magaaladaasi.

Aadan Barre Ducaale oo ah xildhibaan laga soo doorto Gaariso ayaa sheegay in askarigii dilka geystay uu haatan xiran yahay sharcigana la horgeynayo.

Hoos ka dhageyso Wareysi uu siiyey BBC

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.