Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta XFS Eng.Cabdi Canshuur Xasan ayaa wakaaladda Wararka Qaranka ee SONNA u sheegay in Baaritaanka cilladda qadka Internet-ka ee shalay soo bilaabatay la soo gebagebeyn doono maanta.

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes
Leave a Reply