Madaxweynaha Maamul goboleedka Galmudug mudane Ahmed Cabdi kaariye “Qoor-qoor” Ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka.
Safarka Madaxweyne Qoor qoor ayaa la xiriira la tashiyo uu la qaadan doono madaxda Qaranka iyo kulan uu la qaadan rabo Madaxda Ahlusuna.
Waa markii ugu horreysay oo uu muqdisho yimaado madaxweynaha maamulka Galmdug tan iyo markii loo doortay madaxweynaha dowlad goboleedka Galmdug.
Leave a Reply