Ganacsade Xuseen Dhuluh oo kamida Ganacsatada Xoolaha Dhoofiya ayaa ka Hadlay Markab Dekeda Berbera Dib ugu Soo Noqday iyo kuwa kale oo kusoo wajahan Magaalada Berbera.
Ganacsade Xuusen Dhuluc ayaa maamulka Muuse biixi ugu baaqay inay u girmadaan markiibtaan Xoolaha wada Dowlada Sacuudigana lagala hadlo si xun ay ula dhaqanto Xoolaha ka Yimaada Soomaliland.
Dowlad haddaad lee dahay xoolahaaga miyaa lasoo celin lahaa dowladda aaway