Xildhibaannada Golaha Wakiillada Puntland ayaa Su’aallo ka weydiiyay arrinta heshiiska P&O Ports ( DP-WORLD) ee Dekadda Boosaaso, Wasiirka Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Dawladda Puntland Maxamed Cabdi Cismaan (Majiino)
Xildhibaanada Puntland ayaa waxay soo bandhigeen Cabasho ka imaanaysa Ganacsatada Puntland ee isticmaala Dekada Boosaaso waxaana si xun ula dhaqma Ganacstada Shirka DPworld ee Laga Gaday Dekada Bosaaso.
Heshiiska Puntland la gashay Imaaradka 2017 ayaa Dhigaayey in Imaaradka inay 24 Bilood ku dhisaan Goob ay labo markab kusoo Xirtaan Afar sano kadibna Dhisaan meel ay 4 Markab kusoo xirtaan taasna ilaa iyo hada ma hirgalin wax dhisma ah oo dekada laga hirgaliyeyna majiraan.
Dhanka Kale Markab Konteerano wado oo ay lee yihiin ganacsato Puntland ayaa shirka P&O ku qasabtay inay Bixiyaan lacag baada oo xaq daro ah.
Dakada bosaaso waxaa lagudhisay
Canshuurtii umada somaliyeed
Hadana waxaan diyaar unahay
Inaan bixino lacagata balaarinta
Dekada umana baahnin Dp World
Iyo immarates midna carabtaan
Iimaanka beeshay hanadayso
Waxay katageen diintii islaamka
Allaah baa ayagana ciqaabaayo
Runtii imarratku waxaa uu fasaxay
Xumaankasta oo biniadam
Sameeyo hadaba somaliyeey gumaysi
Hayeelina guulaysta dowlada somalia
Uhiiliya oo garab istaaga without government
Not life asc