
Boqollaal dadweyne ah ayaa saaka Salaadda Ciidul Adxaa ku tukaday masjidka Wayn Isbaheysiga ee Magaalada Muqdisho.
Maanta oo Ciid ahayd ayaa Magaalada Muqdisho waxaa ka da’ay Roob waxaana Shacabka Muqdisho u noqotay Maanta Maalin Ciid iyo Roob isla socda.
Leave a Reply