Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: July 2020

farmaajo

Sawiro:Madaxwayne Farmaajo oo Xariga ka jaray Maktabada Qaranka

1st July 2020 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo xarigga ka jaray Madxafka Qaranka ayaa ku bogaadiyey dhallinyaradii isu xilqaamay dib u dhiska Madxafka, ganacsatada […]

deni

Daawo:Deni oo Taageeray go’aankii barlamanka Puntland

1st July 2020 admin 0

Madaxweynaha Maamulka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ka qeybgalay Munaasabadda Xuska Sanad guurada 60-aad ee Xoriyadda iyo Midowga Soomaaliyeed. Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid […]

axmedmadoobe

Daawo:Axmed madoobe oo kuraasta Banaadir kasoo horjeestay

1st July 2020 admin 0

Hogaamiyaha is doortay ee Jubbaland oo Munaasabadii 1da Luulyo khudbad ka jeediyey ayaa sheegay Gobolka Banaadir inuu Xaq u lee yahay 4 Sanetor.

farmaajo

Sawiro:Madaxweyne Farmaajo oo ubax dhigay Taallada Dhagaxtuur

1st July 2020 admin 0

Madxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo weynaynaya Todobaadka Xorriyadda, midnimada iyo geesiyaashii naftooda u huray halgankii gobonnimo doonka dalkeenna ayaa ubax dhigay […]

Farmaajo

Sawiro:Madaxweyne Farmaajo oo ka qeyb galay Munaasabada 1-da Luulyo

1st July 2020 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu xusayey 60-guurada ka soo wareegtay Xornimada Gobolada Koonfureed iyo Midnimada dalka […]

Posts pagination

« 1 … 16 17

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes