Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: July 2020

mahdi

Sawiro:Sii Hayaha Ra’iisul Wasaaraha Oo Xariga Ka Jaray Qeybta Karaantiilka COVID-19 Ee Isbitaalka Banaadir

30th July 2020 admin 0

Sii hayaha Ra’iisul Wasaaraha dalka, mudane Mahdi Maxamed Guuleed ayaa maanta xarigga ka jaray Qeybta Karaantiilka COVID-19 ee Isbitaalka Banaadiroo loo qalabeeyay si casri ah. […]

dpworld

Daawo:Bahdilka iyo Baad ay DpWorld ku hayso Bulshada Puntland

29th July 2020 admin 1

Xildhibaannada Golaha Wakiillada Puntland ayaa Su’aallo ka weydiiyay arrinta heshiiska P&O Ports ( DP-WORLD) ee Dekadda Boosaaso, Wasiirka Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Dawladda Puntland […]

barlaman

Daawo:Barlamaanka Soomaaliya oo ka dooday Hindise Sharicyeedka burcad Badeedda

29th July 2020 admin 0

Xildhibaanadda golaha shacaka oo kulan ay ku yeesheen xarunta ku meelgaarka ah ee Villa Hargeysa  ayaa akhrinta koowaad marsiiyeen Hindise Sharicyeedka dib-u-eegista Sharciga la dagaalanka […]

saadiq

Daawo:Magaalada Baydhabo oo laga daahfurey Barnaamijka Baxnaano qeybtiisa Koonfurgalbeed

29th July 2020 admin 0

Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Amb. Dr Cali Saciid Faqih ayaa maanta Baydhabo ku daahafurey kulan kusaabsan heerka howlgalka barnaamijka Baxnaano iyo daahafurka […]

mahdi

Daawo:Sii hayaha Xilka Ra’iisul wasaaraha oo kormeeray Bangiga dhexe

29th July 2020 admin 0

Sii hayaha Ra’iisul Wasaaraha dalka mudane Mahdi Maxamed Guuleed, (Khadar) ayaa maanta kormeeray Bangiga dhexe ee dalka. Sii hayaha ra’iisul wasaaraha ayaa inta uu ku […]

Goobjoog

Xukun lagu riday Wariyihii Goob Joog ee ku been abuurtay Madaxwayne Farmaajo

29th July 2020 admin 0

Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa Maanta xukun ku riday Tifatiraha Warbaahinta Goobjoog ee Magaalada Muqdisho Cabdicasiis Axmed Gurbiye, kaasi oo bartiisa facebooga kusoo qorax in Madaxwayne […]

Qoorqoor oo Muqdisho kula kulmay gudoomiyaha gobolka Banaadir

29th July 2020 admin 0

Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa hoyga uu ka deganyahay magaalada Muqdisho ku qaabilay guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho mudane […]

Gacal

Sawiro:Kulan Lagu Xalinayo Mooshinkii laga Keenay Gudoomiye Gacal oo ka dhacay Dhuusamareeb

29th July 2020 admin 0

Magaalada Dhuusamreeb Caasumada Maamulka galmudug Waxaa ka dhacay Kulan lagu xalinayo Mooshinkii laga keenay Gudoomiyaha Batlamaanka Galmudug Dr Maxamed Nuur Gacal Madaxweyne kuxigeenka Galmudug mudane […]

xasanshiiq

Gudoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan laqaatay Xasan Shiiq iyo Shiiq shariif

28th July 2020 admin 0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamanka Federaalka Soomaaliya, Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan iyo Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Golaha Shacabka BF C/wali Sheekh Ibraahim Muudeey ayaa kulan […]

faqi

Daawo:Barlamaanka Koonfurgalbeed oo Akhrinta koowaad marsiiyey wax kabadelka xeer hoosadka

28th July 2020 admin 0

Golaha Wakiilada Dowlad goboleedka Koofu Galbeed Soomaaliya oo Maanta u qabsoomay kalfadhigii 1-aad kulankiisa 10-aad Akhrinta kuwaad Marsiiyey Wax kabedelka Xeer hoosadka Barlamanka Koonfur Galbeed. […]

xamza

Daawo:Qasaare Nafeed iyo mid hantiyadeed oo ay geysteen dabeylo ku dhuftay Xeebaha Soomaaliya

28th July 2020 admin 0

Wasiirka wasaarada gargaarka iyo maareynta Musiibooyinka Xukuumada Soomaaliya Mudane Xamse Siciid Xamse oo la hadlay warbaahinta Qarank ayaa sheegay inay Qasaare Nafeed iyo Mid hantiyadeed […]

xoghayaha

Sawiro:Xoghayaha Cusub ee Xafiiska Ra’isulwasaraha oo xilka la wareegay

28th July 2020 admin 0

Xoghayaha Cusub ee Xafiiska Ra’isulwasaaraha oo si rasmi ah xilka ula wareegayXoghayha Joogtada Cusub ee Xafiiska Ra’isulwasaaraha xukunadda federaalka Soomaaliya Mudane Cabdirisak Xuseen Aaden ayaa […]

saadaq

Shaqaalaha Dowlada Soomaaliya iyo kuwa Gaarka ah oo la fasaxay

28th July 2020 admin 0

Wasaaradda shaqada iyo arrimaha bulshada ee xukumadda federaalka Soomaaliya ayaa maanta qoraalka ay soo saartay ku sheegtay in la fasaxay dhammaan shaqaalaha dowladda iyo kuwa […]

mahdi

Sawiro:Sii-hayaha Xilka Ra’isulasaaraha oo kormeeray Dekeda Muqdisho

28th July 2020 admin 0

Sii-hayaha Ra’isulasaaraha dalka Mahadi Maxamed Guuleed Qadar oo ay wehliyaan wasiirka Maaliyadda xukumadda federaalka Soomaaliya Dr.Cabdiraxmaan Ducaale Bayle ,wasiirka Dekedaha iyo gadiidka badda ee xukumadda […]

qoorqoorcw

Madaxwaynaha Galmudug oo ka tacsiyeeyey Geeridii Xildhibaan Galti

28th July 2020 admin 0

Madaxweynaha Galmudug oo ka tacsiyeeyay Geeridii ku timid Allaah Ha unaxariistee Marxuum Xildhibaan Axmed Sh.Yusuf (Galti). Waxaan Tasci Tiiraanyo leh udirayaa Qoyskii iyo Qaraabadii uu […]

Posts pagination

« 1 2 3 … 17 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes