Madaxweynaha Maamulka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xalay ka qeybgalay munaasabadda xuska sanad-guurada 22-aad ee Aasaaskii Maamulka Puntland, oo taariikhda markii ugu horeysay lagu qabtay Gaalkacyo.
Madaxwayne Deni ayaa ka hadlay Xukuumada Soomaaliya ee kalsoonida kala noqdeen Barlamaanka Soomaliya, magacaabista Golaha adeeega Garsoonka iyo Arimaha Batroolka.
Leave a Reply