Ra’iisalwasaarihii hore soomaaliya Cali Geedi ayaa Khubad ka jeediyay Shirka wadatashiga ah ee Beesha Muddulood uga socda Magaalada Muqdisho.
Cali Geedi ayaa waxaa uu sheegay inuu ku faraxsan yahay inuu kasoo qey galo Shirweynaha Beesha Mudullood, isagoona uga mahadceliyay Madaxwaynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi farmaajo iyo Golaha Barlamaanka Go’aankii ay ka qaateen Matalaada Gobolka Banaadir.
Leave a Reply