Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa amar ku bixisay in lasii Wariye Maxamed Cabduwahaab Nuur Abuuja, kaasi oo dhowr bilood ku xirnaa Magaalada Muqdisho.
Maxkamadda ayaa sheegtay in Wariye Abuuja lagu waayay wax dembi ah, isla markaana wixii Maanta ka dambeeya uu xor yahay, sidaasina lagu sii daayay Wariyaha oo muddo xirnaa.
Leave a Reply