Qaraxii ka dhacay Dalka Lebnaan oo la ogaaday cida ka dambaysay

Lebnaan

Dalka Lubnaan ayaa waxaa ka dhacay Qarax aad u wayn oo gaystay Qasaaro isugu jira Dhimasho, Dhaawac iyo Burbur Hantiyadeed.

Qaraxaan ka dhacay Magaalada Bayruut ee dalka Lebnaan ayaa waxaa ku dhintay dad tiradooda ay kor u dhaafayso 100 waxaana ku dhaawacmay in ka badan 4000 oo qof.

Qaraxaan ayaa ka dhacay Baqaar ku yaala dekada oo lagu kaydiyey kiimikada loo isticmaalo beeraha ee loo yaqaano ammonium nitrate taas oo dayac xun ku yimid.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.