Maamulka Puntland ayaa iska Difaay warar sheegaya inay ciid buux dhaafisay Dekeda magaalada Boosaaso, kadib markii markab wadey Shamiito Badan oo u rarnaa ganacsato Puntland ay Ciid ku dhagtay mar uu rabay inuu kusoo xirto dekada Boosaaso.
Dekada Boosaaso ayaanan lahayn wax qalaba oo ay keeneen Shirkadii Imaraadka ee lagu wareejiyey Sadex Sano kahor.
Leave a Reply