Magaalada Garbahaaray ee Gobolka Gedo waxaa Maanta Gaaray Gudi Horudhac u ah Shir Dhawaan ka furmi doona Magaaladaas oo looga Tashanayo Arimaha Jubbaland Gaar ahaan sidii Axmed Madoobe laysu dhaafin lahaa.
Shirkaan ayaa waxaa la filayaa inay ka qayb galaan Waxgaradka, Ugaasyada, siyaasyiinta,aqooyahanada iyo qaybaha kala duwan ee Bulshada Jubbaland.
Leave a Reply