
Wasaaradda Warfaafinta Dawladda Puntland ayaa ka hadashay War Been abuur ah oo uu Baahiyey oo Mid ka mid ah TV-yada Afka Soomaaliga ku hadla ee Shabeele.
Puntland waxay TV-ga shabeele ku eedaysay in uu ku xad gudbay qarannimadeeda Gafna u gaystay Madaxda Puntland.
Leave a Reply