
Wafdi uu hogaaminaayo Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Jenaraal Cabaas Aamiin_Cali ayaa Maanta Soo gaarey Magaalada Baydhabo ee Xaruunta Gobolka Baay.
Waxaana garoonka diyaaradaha Baydhabo Taliyaha ku soo dhoweeyay wasiir kuxigeenka wasaradda Amniga KGS , Taliyaha qeybta 60aad Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed.
Leave a Reply