Madaxweynaha Maamulka Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta gareen ayaa Hoyga uu ka Deganyahay Magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka ku qaabilay Odeyaasha Beesha Mudulood oo Caawa Salaan iyo ka mahadcelin ka qeybgalkii Shirkii Beesha Mudulood uu ka qeybgalay Madaxweynaha ay ugu imadeen.
Kulanka ayaa sido kale waxa qeyb ka ahaa qaar kamid ah Odeyaasha Dhaqanka Koonfur Galbeed.
Leave a Reply