Muqdisho:Weerarkii lagu qaaday Xabsiga Dhexe oo lasoo afjaray iyo qasaaro ka dhashay

asluub

Xabsiga Dhexe ee Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka bilaabatay xabad ay is dhaafsanayaan Ciidamada Asluubta soomaliyeed iyo Kooxo Hubaysan, Ciidamada Asluubta ayaa xiray Irdaha laga soo galo Xabsiga dhexe.

Ciidamada Asluubta iyo kuwa ammaanka Caasumada ayaa ku guuleystay inay soo afjaraan weerar ka dhacay xabsiga dhex ee Xamar, kadib howlgal ay ka fuliyeen gudaha xabsiga.

Ciidanka ayaa ku guuleystay inay toogtaan koox hubeysan oo isku dayday inay arbushaan ammaanka Xabsiga dhexe

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.