Daawo:Dowlada Soomaaliya oo ka hadashay weerarkii Xabsiga Dhexe

asluub

Siihayaha Wasiirka cadaaladda XFS Abuukaate Xasan Xuseen Xaaji oo goordhaw la hadlay warbaahinta Qaranka ayaa sheegay inuu socdo baaritaan lagu ogaanayo qaabkii loo abaabulay falkii ka dhacay xabsiga dhexe.

Wasiir Cadaalada Soomaaliya ayaa bogaadiyay kaalinta ciidamada ammaanka ay ka geysteen soo afjarida weerarkii lagu qaaday Xabsiga Dhexe.

Dhanka Kale Wasiirka Cadaalada ayaa sheegay in ciidamada ay nolosha ku qabteen lix ka mid ah kuwii falalka amni darro ka geystay gudaha xabsiga dhexe, kuwaasi oo haatan ay ku socooto baaritaano dheeraad ah oo lagu ogaanayo sababta ka dambeysay weerarkii shalay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.