
Gudoomiyaha Xisbiga Wadajir Cabdishakuur Warasame oo warbaahinta kula hadlay magaalada Muqdisho ayaa waxaa uu ka hadlayWeerarkii lagu qaaday Xabsiga Dhexe iyo Cida Fududaysay.
C/raxmaan Cabdishakuur ayaa ku eedeeyay Hay’ada sirdoonka iyo nabad sugida qaranka ee Soomaaliya inay ku lug lahayd weerarka ka dhacay Xabsiga Dhexe.
Leave a Reply